Marax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax la kaydsado; dhaqaale. 2. Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin. 3. Ur suyac ah.

Marax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rxay, -raxday; -rxi)

1. Hilib wax isbeddeley noqosho. 2. Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marax

dhirifow | dulbaax | maraxsad | maraxsan | maraxsanaan | maraxsanaansho | maraxsasho | maraxsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg