Mareer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed qodax lahayn, miro cas oo macaan, oo la cuno caleemo yaryar iyo ulo toosan leh oo geelu aad u jecelyahay. 2. Miraha geedka mareerka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mareer ↴
docol | madag | shaamareer | shaamareer | shaamareeri | shaamareerid | shaamareerin | shaamareersan | shaamareersanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg