Maris
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo. 2. Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab. 3. ld marin².
Maris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maris ↴
saabbuunmaris | abaalmaris | awood | banmaris | biyamaris | biyamaris | carrabmaris | carromaris | ciidmaris | hormaris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg