Awood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Kartida ay cidi u leedahay inay arrin meel mariso. 2. Xoogga muruqa.

Awood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Summad P. Dhakhsaha hawl lagu qabtay ama ay tamari ku geddisantay P: hawl la qabtay amminta ay ku qaadatay habka caalamiga (HC) waxa lagu cabbiraa Waat (Juul halkii seken).

Awood

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

(f.g) A./(f.mg) u a.: arrin wax ka qabashadeeda karti u yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awood

ebinefiriin | baabbi'i | eebbe | kaaftoon | maakhad | nabar-kul | olmon | qaad | taaqo | waat |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg