Markhaati
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa. 2. Goobjoog. ld markhaanti, marqaati.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga markhaati ↴
bur | marag | maragmaddoonto | markhaanti | markhaatifur | markhaatifur | markhaatifurid | marqaati | raddi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg