Masaafo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Fogaan, dherer; meel inta loo socdo. 2. Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm). 3. M. ah: naag lala baxay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaafo

xagal masaafo-cabbire | cabbaar | masaafoo | masaafood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg