Masarafad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Dhawraarin yar oo caws ka samaysan, oo cunnada gogosha laga xijiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masarafad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg