Masaxad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaxad

masaxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg