Masayrtir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanti la siiyo naag masayrsan si loo raalliggeliyo.

Masayrtir

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Haweenay masayrsan hanti siin si loo raalliggeliyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masayrtir

masayrtirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg