Mase
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma. 2. Sinnaan.
Mase
Qaabnaxa: xi.we Isrogrogga:(nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mase ↴
aale | waago | ashaamid | dhul-rif | masee | maseyn | mise | mise |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg