Mashashuur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld mashashuurid.


Mashashuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Is m.: xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld mansahshuur².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashashuur

ismashashuur | ismashashuur | ismashashuurid | manshashuur | manshashuur | manshashuurid | mashashuurid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg