Mashruuc

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo/-shaaric, m.dh)

1. Dhismo lagu hirgelinayo qayb abuurta ilo dhaqaale, sida warshad, beer, iwm. 2. Hay'ad wax-soosaar oo badanaaba dawladi maal geliso. 3. Qorshe.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashruuc

fur | furan | khiddad | maareeye | mashaariic | xisaabiye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg