Masiix

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(dii.) Magacyada nabi Ciise mid ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masiix

baabaha masiixiga | baadari | dimmi | disembar | injiil | juunyo | kaniisad | katoolig | kirishtaan | kirishtaanad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg