Mataataxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho. 2. Maro aad u duugowday ahaansho. 3. Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataataxsan ↴
mataataxsanaan | mataataxsanaansho | motootaxsan | motootaxsanaan | motootaxsanaansho | mutuutaxsan | mutuutaxsanaan | mutuutaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg