Matatar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qarinta wax la qariyo. 2. Khasbidda wax meel lagu khasbo. 3. ld matatarid.
Matatar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Nafley meel ayan mari karin ku khasbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga matatar ↴
matatari | matatarid | matatarin | matataris | matatarsan | matatarsanaan | matatarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg