Matoor danabeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Makiinad tamar danabka u beddesha tamar makaanikaad. Makiinadaha noocani waa nadiif, deggan, lehna karti aad u sarreysa (75-90%).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga matoor danabeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg