Mayacsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayacsan ↴
manyacsan | manyacsanaan | manyacsanaansho | mayacsanaan | mayacsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg