Mayl
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal, m.l)Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir. ld miil (4).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayl ↴
oogo-dhul | animoomitir | carrojiif | dooxada rift | maayliin | majiire-qorraxeed durugsan | mayl badeed | mayli | mayliin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

