Maysiiliyam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(bot.) Hayfa wada shaqeeya oo sameeya jidhka fangaska. Wuxuu ka koobanyahay hayfa quudiye iyo hayfa taran oo wada jira, kaas oo dhala boodhsidayaal iyo gaametajiyam.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maysiiliyam


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg