Meelmar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. M. ah: arrin, talo iwm oo aqligal ah. 2. ld meelmarid.


Meelmar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Arrin, talo iwm suurto gelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meelmar

go'aan | meelmari | meelmarid | meelmarin | meelmarsan | meelmarsanaan | meelmarsanaansho | toog |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg