Go'aan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon- sado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga go'aan ↴
aabonimo | laalan | raadguur | xad-awoodeed | amiir | ayid | bislayso | bislee | biyadhac | cargaagtan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

