Meere yare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)(c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega gorraxda, una dhexeeya majiireyaasha Maars iyo Jubitar; ka u weyn dhexroorkiisu waa 700 Km., ka u yarna dhexroorkiisu wuxuu ka yaryahay 30 Km.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meere yare ↴
meere |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg