Meerkiyuurik-salfaydh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Iskudhis dabiici ahaan ugu jira macdanta sinabaar (adke cas) iyo metasinabar (adke madow).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meerkiyuurik-salfaydh


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg