Meerto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

1. Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo. 2. Meermeerto; mid². 3. M. ah: geel karreeb ah. 4. Marti muddo gaaban joogto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meerto

meermeerto | meertada kaarboon | meertada Kerb | meertammeerto | meertayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg