Meherad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Hawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meherad ↴
gadaalkagaar | ganacsato | martabad | maskab | meheradlaawe | mujrim | qolo | xirfad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg