Midabaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Wax la midabeeyey noqosho.

Midabaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax la midabeeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midabaysan

saafid-kolorimitrieed | bilyaardi | daamad | haydh | midabaysmid | midabaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg