Midiid

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid¹.

Midiid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Weel la culayo aad u catirid. ld madiid².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midiid

dabadhilif | dulmidiid | kabsid | maddiidimi | madiid | madiid | madiidid | madiidimi | madiidimid | madiidimin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg