Midow

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Mid noqosho (dad). 2. ld midoobid.

Midow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Wax kala firirsanaan mid noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midow

bireeris | federaali | istebis | itixaad | midoobid | Ingiriiska |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg