Midxin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)

(baay.) Meel ballaaran oo ku taalla dheefmareenka oo samaysa kiish, kaas oo derbiyadiisa muruqyo adagi ku yaallaan. Shaqadiisu waxa weeye ridqidda cuntada. Waxaa laga helaa shimbiraha iyo lafdhabarla'da badankeeda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midxin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg