Miigee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miigee ↴
miigeyn | miigeysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg