Miin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)

Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).

Miin

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Duuduubka haragga dadku yeesho, da'awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miin

aamiin | aamiinsad | aamiinsasho | aamiinsi | aamiinso | aammiin | aammiinsad | aammiinsasho | aamm aammiinso | afmiinshaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg