Miir
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.
Miir
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.
Miir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Hoore gufur ka saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miir ↴
obiyum | kaalbaa | naarajiin | uusmiir | uusmiir | uusmiirad | uusmiiran | uusmiiran | uusmiirasho | uusmiirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg