miiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.

miiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Hoore saafi ahaansho. 2. Wax aan larnayn ahaansho. 3. Wax badan ahaansho. Tus. “Xoolo caano miiran ah.”

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiran

uusmiiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Wax la uusmiiray noqosho.

uusmiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la uusmiiray ahaansho.

miirmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miiran¹.

miirnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miiran². ld miirnaansho.

muran [m.l]
Dood aan layska gar qaadanayn oo asaraar miiran ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg