Muran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dood aan layska gar qaadanayn oo asaraar miiran ah.

Muran

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muran

akeekan | asaraar | asaraartan | cargaagtan | cilaaq | cilaaq | cilaaqtan | cilaaqtan | dood | dood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg