Miirid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg miir³. ld miir¹ (3), miiris.

Miirid

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

(kiim.) Dariiqada saxarrada adkaha ah lagaga soocaayo hoorka iyadoo la adeegsanaayo walax daloolo leh. Shaybaarka waxaa badanaaba lagu isticmaalaa warqadda miirtada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miirid

uusmiir | uusmiirid | dhoobammiir | dhoobammiirid | dhurruur | khamiirid | khamiirid | miidee | miir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg