Miis
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha. 2. Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn. 3. Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.
Miis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Cunto beegid.
Khamiis*
Dhar ama wax lagu talagalay nimanku inay Xirtaan gaarahaan nimanka Muslimiinta ah
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miis ↴
saabaan | waafi | afmiishaar | afmiishaarayn | afmiishaaree | afmiishaarnimo | alaab | alwaax | baraf-dhagax | beeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg