Mikroskoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.l/dh)Qalab loo adeegsado inuu aad u weyneeyo waxyaalaha aad u yaryar ee aan isha caadiga ahi lagu arki karin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mikroskoob ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg