Miliilic

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Eegitaan isha lala sii raaco wax ay laabtu u bogtay. ld miliilicid.

Miliilic

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miliilic

miliilicasho | miliilicid | miliilico |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg