Miraaf
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:Warwareeg badan oo aan ujeeddo lahayn oo meelo badan lagu tago. ld miraafid.
Miraaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Miraf sameyn ama meelo warwareegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miraaf ↴
miraafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg