Miree

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

1. (f.g) Xabbad lafo burburin. 2. (f.mg) Geed miro yeelasho. 3. (f.g) Hees iwm mireheeda tirin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miree

jirro-dhimireed | mirayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg