miriq
(m.dh.sh.r >)

Muuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.

miriq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rqay, -riqday; -rqi)

1. Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid. 2. Muuqaal deg u qarsoomid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miriq

miriqshaanle [Magac Lab | Noun Masculine]
Socod dan la'aan ah oo warwareeg ku jiro oo ay dadka iyo xoolaha sameeyaan.

miriqshaanlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Dad ama xoolo miriqshaanle samayn.

miriqshaanleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miriqshaanlee. ld miriqshaanleys.

miriqshaanleys [Magac Lab | Noun Masculine]
ld miriqshaanleyn.

mirqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miriq².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg