Mitirkubbe

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.2. Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mitirkubbe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg