Mooddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Sida wax la moodayo; male; fakar; ictiqaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mooddo

gabee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg