Moolikiyuul

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro idil.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moolikiyuul

bayoolajiga moolikiyuullada | dheefsamayn | moolikiyuul cirifle | moolikiyuul weyne |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg