Moqorka kalka wadnaha
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:(c.nafl) Moqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb ka mid ah qaaxada oo ka soocan moqorka kalka ubucda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moqorka kalka wadnaha ↴
xuub-wadneed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg