Murdi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid. 2. Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murdi

mudri | mudrin | mudris | mudursan | murdin | murdis | murdiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg