Mufti
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyaal/-iyo, m.dh)(dii.) Caalin weyn oo arrimaha diinta Islaamka laga wareysto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mufti ↴
buuni | buxuur | fatwo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

