Muldhi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax diirka sare ka fujin. 2. Cid huga ka wada qaadid. 3. Timo madax ka wada xiirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muldhi ↴
garoomo | muldhin | muldhisan | muldhisasho | muldhisnaan | muldhisnaansho | muldhiso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg