mullaaxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Geed mullaax ka diirasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mullaaxso ↴
mullaaxsasho [m.f.dh]
eeg mullaaxso. ld mullaaxsad, mullaaxsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg