Mundul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Aqal wareegsan oo inta badan dhis iyo dhoobo ka samaysan oo leh saqaf dhis iyo caws ah oo kor u fiiqan. ld muddul, mundulle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mundul

daash | muddul | mundulle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg